Wararka

Heshiis dhexmay Wasaradda Waxbarashadda iyo iyo Sanduuqa maalgelinta dawladda Qadar.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliita Sare ee XFS, Eng.Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta aaladda fogaan aragga Zoom uga qeyb galay shir heer caalami ah oo loo qabtay shaacinta heshiis dhexmaray Wasaaradda Waxbarashada iyo Sanduuqa maalgelinta dawladda Qadar iyo mua’sasada Education Above All heshiiskaasoo loogu tala galay in arday ka badan 57000 oo aan awoodin inay waxbarasho aadaan lagu taakuleynayo.

Mashruuca “WAXBAR CARUURTADA” ayaa ujeedadiisutahay in carruurta Waxbarashada dugsiyada hoose aan awoodin in loo helo Waxbarasho tayoleh mashruuca ayaa Waxa uu socondoonaa muddo 3 sano ah.

Shirka waxaa qeyb ka ahaa Agaasimaha Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada Mudane Cismaanciil Yuusuf Cismaan.Image may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: screenImage may contain: 1 person, sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close