Wararka

Hay’adda Hormuud Foundation oo deeqo kala duwan gaarsiisay maxaabiis iyo Ciidanka naafadda xoogga dalka.

Hay’adda Hormuud Foundation ayaa deeqo kala duwan gaarsiisay maxaabiista xabsiga dhexe iyo Ciidanka naafadda xoogga dalka ee ku jira cisbitaal Martini.

Hay’adda Hormuud foundation ayaa deeq isugu jirta rashin shan nef oo Geel ah iyo dharka ciida garsiisay maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee Xamar .

Deeqdan ayaa ka koobneyd min boqol kiish  oo Bur, Bariis, Son kor iyo kun tan oo Timir ah .

taliye ku xigeenka ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Janaraal Abdikarin Cali Afrax  ayaa ka gudoomiyay maamulka hay’adda Hormuud Foundation deeqdan.

Dhinaca kale hay’adda Hormuud Founditin ayaa deeq lacag oo gaarsay shan kun oo lacagta  dollar-ka garsiisay ciidanka naafadda xooga dalka a ee ku jirta isbitaal Martiin.

Ugu danbeyn  waxaa goobta ka hadlay Abdullahi Nuur Cismaan gudoomiyaha hay’adda Hormuud Foundation waxa uuna ka  warbixiyay deeqda maanta ay ku warejiyeen maxaabiista ku jirta  xabsiga dhexe iyo ciidanka naafadadda ee ku sugnaa cisbitaalka martini.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close