Wararka

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo Dhuusa-mareeb ku qabtay Kulan.

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga Lasocodka ee Baarlamaanka iyo Guddiga madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa maanta kulan wada jir ah kula yeeshay magaalada dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.

Labada gole ee xukuumadda iyo baarlamaanka Galmudug iyo Bulshada rayidka ah ee galmudug ayaa ka soo qayb galay kulankaasi.

U jedka kulanka ka dhacay Dhuusa Mareeb ayaa aheed sida loo heli lahaa aragtida maamulka Galmudug ee ku aadan qodobada dastuurka ee dib-u-eegista lagu sameeyay.Image may contain: 2 peopleImage may contain: 1 person, text that says "MALIA A EE DIB-U-EEGISTA DIB-U- DOWLAD GOBLEED 3 ICLES OF THE CO ATE OF SOMALIA BEDER uddiga Lasocodka Das OUR VCION Το be Premier Provider th Superior Product Outstanding Services, OUR MIC"Image may contain: one or more people and indoorImage may contain: 3 people, people sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close