Wararka
Haweenka Galmudug oo kulamo la qatay Madaxweyne Qoor Qoor (AKHRISO).
Dhuusa-mareeb (Tusmotv.so) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay Kooxda LeadNow oo ah dumar si gaar ah ugu ololeeya ka qeybgalka haweenka arrimaha siyaasadda.
Waxay si gaar ah ka wada hadleen sidii loo xaqiijin lahaa qoondada haweenka ee 30% ee doorashada labada aqal ee 2021.
War saxaafadeed ay dhawaan soo saartay beesha caalamka ayaa madaxda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada logu baaqay in ay xa qiijiyaan qoondada haweenka ee 30% ee doorashada labada aqal ee 2021.