Wararka

Hab cusub oo lagu soo kordhiyay waxbarashada fogaan darsiga.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS eng. Cabdulaahi Abuukar Xaaji (Cabdullaahi Carab) oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta waxbarashada fogaan darsiga oo lagu xoojinayo waxbarashada ardayda soomaaliyeed.

Habka fogaan dariska waxa uu qeyb muhiim ah ka qadanayaa horumarinta Waxbarashada ardayda soomaliyeed , in waalidka ku koontaroolaan carruurta Waxbarashada xiliga nasashada iyo haddii cuduro halis ah yimaado sida Covid-19.

Waxaa kormeerka igu wahelinayey wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada iyo Agasimaha guud ee wasaaradda waxabarashadda.Image may contain: 3 people, people standing, screen, table and indoorImage may contain: text that says "lotebook Format Tools Add- Account Help ICIENCE AC:T FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA Ministry of Education, Culture & Higher Education Waxbarashada Fogaan-dersiga -dersiga ah Saynis 8aad"

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close