Wararka

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug oo balan qaad u sameysay cayaartoyda maamulkas.

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka dowlad goboleedkaas ayaa Booqasha dhiira galin ah ugu tagay cayaartoyda xulka Galmudug.

Guddoomiye faadumo farax ayaa cayaartoyda u balan qaaday in ay dalxiis ugu bixi doonaan dalka Turkiga haddii ay ku guulaystaan Koobka tartanka maamul goboleedyada iyo gobolka Banadir.

Maalinimada biri ayaa lagu wadaa in garoonka Injineer Yariisow lagu qabta final-ka kuubka tartanka maamul goboleedyada iyo gobolka Banadir oo xiisa gaar ah u abuuray bulshads Soomaaliyeed.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close