Wararka

Wasiirka Maaliyadda Koonfur Galbeed oo ka warbixiyay kulan ka dhacay Magaalada Baydhabo.

Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel Gaarka u ah dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiinta ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Masuuliyiinta ayaa intii uu socday kulanka waxaa ay ka arrinsadeen arrimo la xeriira sidii ganacsiga Koonfur Galbeed uusan saameyn kala kulmi laheen xanuunka Coronaviruska oo dhibaata badan ku haayo dhaqaalaha aduunka.

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gaba gabada kulanka ka warbixiyay.

KGS oo shaac ka qaaday Qorshe ay ka hortagi Doonto saameynta Dhaqaale ee Cudurka COVID-19.

KGS oo shaac ka qaaday Qorshe ay ka hortagi Doonto saameynta Dhaqaale ee Cudurka COVID-19.

Posted by TUSMO TV on Saturday, 11 April 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close