Wararka

Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed oo ardayda Baydhabo u qabtay kulan aqoon kororsi.

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb. Dr. Ali Said Faqi ayaa Magaalada Baydhabo ee caasimada Kumeel Gaarka Maamulkaasi kulan aqoon kororsi ah ugu qabtey qaar ka mid ah ardeyda dhigata Jaamacadaha Magaalada.

Dhalinyarada ka soo qayb gashay kulanka Aqoon kororsiga ayaa Dr ka ugu mahadnaqay kulanka aqoon kororsiga ah ee uu u qabtay waxaa ayna codsadeen in la sii wado kulamada nocaani ah.

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb. Dr. Ali Said Faqi ayaa ku booriyay ardayda in ay bartaan Cilmiga Seyniska iyo Cilmi barista.Image may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close