Wararka

Gudiga ka hortaga carona virus ee galmudug oo cabasho udiray dowlada dhaxe ee soomaaliya.

Gudiga ka hortaga carona virus ee dowlad goboleedka Galmudug  ayaa sheegay in aysan wali soo gaarin Qarashaadkii loo qoondeeyay la tacaalista faafida xanuunka CORONAVIRUSKA.

Sidoo kale Guddiga ka hortaga carona virus ee Galmudug ayaa carabaabay in dhamaan dowlad goboleedyada kale ay heleen kala bar Qarashaadkaasi waxaa ayna dowlada federaalka ka codsadeen in si dhaqsi ah loogu soo diro Qarashaas si ay u wadaan howlaha ka hortaga CORONAVIRUSKA.

Guddiga waxaa ay sheegeen in Qarashka loo qoondeeyay maamul Goboleedyada uu gaaraayo 1million oo dollarka Maraykanka ah taas oo loogu tala galay la dagaalanka xanuunka CORONAVIRUSKA.

Gudiga ka hortaga carona virus ee galmudug oo cabasho udiray dowlada dhaxe ee soomaaliya

Gudiga ka hortaga carona virus ee galmudug oo cabasho udiray dowlada dhaxe ee soomaaliya

Posted by TUSMO TV on Tuesday, 28 April 2020

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close