Wararka

Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib ugu soo laabtay Muqdisho.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa galabta dibugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Wafdiga Guddoomiyaha ayaa maalmahaanka ku maqnaa Magaalada Magaaladda Baydhabo halkaas oo ay ugu qeyb galaeen xuska sanad guurada 1-aad ee kasoo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa wafdiga Guddoomiyaha kasoo sagootiyay Garoonka diyaaradaha ee Shaati Gaduud.Image may contain: 20 people, people smiling, people standing, child and outdoorImage may contain: 11 people, people smiling, people standing, sky and outdoorImage may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: 5 people, people standing and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close