Wararka

Guddoonka golaha shacabka iyo aqalka Sare oo garay Garowe.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir Airport Garoowe kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal iyo Wafdi uu hoggaaminayo.

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Wafdi uu hoggaaminayo.

Wafuuda kala duwan ayaa maanta gaaray Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Puntland kuwaas oo ka qayb gali doona Madasha doodaha machadka Heritage oo markii ugu horeysay lagu qabanayo gudaha dalka, Garoowena ka furmaya todobaadkan.Image may contain: 1 person, shoes and outdoorImage may contain: 3 people, people standing, sky, suit and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, sunglasses and outdoorImage may contain: 5 people, people standing, sky and outdoorImage may contain: 2 people, people sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close