Wararka
Guddoomiyeh Cabdi Xaashi“Wa nasiib darro weyn oo xukumaddu ku dhawaaqda in dalku doorasho galaya iyadoo aan wali wax xal ah laga gaadhin”
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ka soo horjeystay go’aankii doorashada ee ka soo baxay xukuumadda federaalka Soomaaliya ee ahaa in la qaban doono doorashada iyadoo wali uu taagan yahay khilaaf ku aadan doorashada.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka: