Wararka

Guddoomiye C/qadir Shariif Sheekhuna Maye oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo.

Guddomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qadir Shariif Sheekhuna Maye , iyo Wafdi Hogaaminaayo ayaa Maanta Dib ugu laabtey Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobolka Baay, ka dib Safar shaqo ugu maqanaa Caasimadda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

Wafdi uu Hogaaminaayo Guddomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaa  Goroonka Diyaaraha Shaati Gaduud kusoo dhaweeyay Guddomiye Kuxigeeenka Labaad Ee Gollaha wakiilada KG , Wasiiro Iyo Xildhibaano Ka tirsan Dowlad Goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya.

Soodhaweyn Ka dib wafdiga Guddomiyaha Ayaa waxaa loo soo galbiyay Xaruunta Madaxtooyada KG halkaasi oo Kullan Is Xog wareysi ah kula Qaatey Xildhibaanada Iyo Guddonka Baarlamanka KGs.

Guddomiyaha Ayaa Safar Shaqo Maalmo Qaatey ugu Maqanaa Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka , Halkaasi oo Kulamo kala Duwan uu kula soo qaatey Madaxda Sar sare Ee Dalka Soomaaliya.Image may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: 5 people, people smiling, outdoorImage may contain: 1 person, sky and outdoorImage may contain: 2 people, people smiling, outdoorImage may contain: 2 people, people smiling, outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close