Wararka

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo garay magaalada Qardho.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad goboleedka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Wafti balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta  gaaray magaalada Qardho.

Guddoomiyaha ayaa duleedka magaalada Qardho waxaa ku soo dhaweeyay Wasiiro, Xildhibaano, maamulka heer Gobol iyo Heer Degmo iyo dadweyne kale oo tiro badan.

Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa ka dib waxay Saxaafadda kula hadleen aqalka Madaxtooyadda isaga oo uga mahadceliyay Madaxda Dawladda & shacabka Qardho soo dhaweynta ay u sameeyeen.Image may contain: 9 people, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, beard and outdoorImage may contain: 3 people, people standing, crowd, sky and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close