Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ra’isal wasaraha ku amray in uusan ka hadlin xaladda doorashada.

Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa maanta dhagaystay Waxqabadka 100-ka malmood ee ugu horeeyay xukuumada Maxamed Xussen Roble.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheeq Cabdiraxmaan oo shir guddoomiyay Kulanka ayaa xildhibaanada ka codsaday in ay u hoggaansamaan Xeer Hoosaadka Golaha shacabka.

Sidoo kale waxaaa uu Ra’isal wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya ku amray in uusan ka hadlay xaaladda doorashada dalka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close