Wararka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka warbixiyay Qasaaraha qaraxii maanta.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Mohamed Cumar Filish ayaa kormeer ku tagay  isgooska EX Contoralka Afgooye oo ah goobta subax nimadii saakay uu qaraxa ka dhacay.

Duqa magaalada Muqdisho ayaa warbaahinta u sheegay in qasaaraha dhimashada iyo Dhaawaca ay aad u badan yihiin maadaama goobta uu qaraxa ka dhacay ay aheyd Isgoos aad u mashquul badan.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale Tacsi u diray Eheladii iyo Qaraabadii dadkooda ku waayay Qaraxaasi.

WARARKII UGU DAMBEYEY QARAXIIMUQDISHO KA DHACAY IYO QASAARAHII

WARARKII UGU DAMBEYEY QARAXIIMUQDISHO KA DHACAY IYO QASAARAHII KA DHASHAY

Posted by TUSMO TV on Saturday, 28 December 2019

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close