Wararka

Guddomiyaha degmada Balad-xaawo oo sheegay in ay wadaan qorsha masharic kala duwan oo ay degmada ka fuliyan.

Guddoomiyaha degmada Balad-Xaawo Ahmed Barre Sheeq oo maanta shacabka degmada kula hadlay goob fagaara ah ayaa ka warbixiyay Qorsha ay dhawaan doonayso dowlada federaalka in ay ka fulisa degamadaasi Balad-xaawo.

Guddoomiyaha ayaa carabaabay in labada bilood ee nagu soo aadan ay shacabka reer Balad-xaawo indhahoodu ku arki doonaan garoon diyaaradeed oo si toos ah ay u isticmaali doonaan diyaaraha iyo in la dhisi doona wadda laami ah oo isku xirta degmooyinka Balad-xaawo, Doolow iyo Luuq.

Dowlada Soomaaliya ayaa xooga saarayso xoojinta xeriirka ay la deedahay maamulka Gobolka Gedo iyadoo halkaasi ka samaysay maamula cusub oo si toos ah u hoos taga dowlada dhexe waxaa ayna bilawday mashaaric kala duwan oo ay ka fulinayso degaanada gobolka Gedo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close