Wararka
Guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka oo magacaabay madaxa xafiiska diwaangalinta xisbiyada siyaasadda.
Guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta soo saaray digreeto ay ku magacaabeen madaxa xafiiska diwaangalinta xisbiyada siyaasadda waxaa ayna u magacaabeen Mohamed Omar Ahmed.
Guddiga ayaa xisbiyada komeel gaarka ah ee kajira dalka ku wargaliyay in ay lashaqeeyaan diwaangaliyaha isla markaana kala xariiraan wixii khuseeyo arrimaha xisbiyada siyaasadda.
Hoos ka aqriso warqada ay soo saareen Guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka.