Wararka

Ra’isal wasaaraha dalka Lebanese oo is-casilaadiisa .

Ra’isal wasaaraha dalka Lebanese Saad al-Hariri ayaa maanta oo axad ah ku dhawaaqay is-casilaadiisa kadib dibad-baxyaal ka socday dalkaasi muddo laba Asbuuc.

Ra’isal wasaaraha oo is-casilaadiisa kaga dhawaaqay Talifishinka dalkaasi ayaa sheegay in is-casilaadiisa ay ka danbaysay kadib banaan-baxyaasha oo dalbaday in dalka Lebanese ka dhacdo isbadal siyaasadeed waxaa uuna intaasi ku daray In Is-casilaadiisa uu u gudbiyay madaxweynaha dalkaasi Lebanese Michel Aoun.

labadii asbuuc ee ugu danbaysay ayaa dalkaasi waxaa ka taagneed Ismari waa u dhaxeeyay dibad-baxyaasha iyo ciidamada amaanka taas oo sababatay in dibad baxa ay ku dhintaan dad aad u badan halka kuwa kalena ay ku dhaawacmeyn.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close