Wararka
Guddiga Joogtada Baarlamanka Soomaliya oo kulan xasaasi ah leh.
Xaruunta Baarlamanka ee Villa Hargeysa waxaa uu Shir Uga Socda Guddiga Joogtada Baarlamanka Soomaliya.
Ajendaha Kulankaan ayaa ah Qabyo Qoraalka dib ubeegista Dastuurka Waxaana Kulanka Qeyb Ka Ah Guddiga Dastuurka ee BFS iyo Guddiga Madaxbanaan Ee Dastuurka. Waxayna Horkeenayn Guddiga Joogtada ah Xeerka Dib Loogu dhigayo Dastuurka Barlamaanka 11aad si loo Horgeeyo Golaha Shacabka BFS.
Kulanka Shir Guddominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman.