Wararka
Guddiga Farsamada Maamul u dhhisidda Galmudug oo soo saaray shuruudaha cusub.

Guddiga Farsamada Maamul u dhhisidda Galmudug ayaa soo saaray Shuruudaha ka mid noqoshada Golaha wakiilada Dowlad Goboleedka Galmudug oo dhawaan ka bilaaban doonta doorashadooda Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug.
War-saxaafadeedka ay soo saareen guddiga Maamul u dhhisidda Galmudug ayaa lagu sheegay 11 qodob oo aas aas u noqon doonta xubin kasto oo doonayso in ay ka mid noqotay Baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug yeelan doona.
Haddaba Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka oo dhamaystiran: