Wararka

Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo shaaciyay wakhtiga doorashada Guddonka.

Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug iyaga oo dhammaan 15ka xubnood ee Guddiga ay si wadajir ah u ansixiyeen.

Guddiga ayaa sheegay in 16-ka Janaayo ay bilaaban doonta dhagaysiga khudbada musharaxiinta doonaya in ay noqdaan Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug iyadoo ay doorashadoodana ay dhici doonta 17-ka Janaayo.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka oo dhamaystiran:No photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close