Wararka
Golaha wasiirada oo ka dooday Qodoba Muhiim ah.

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi M. Gulaid ayaa maanta guddoomiyay Kulan si gaar ah looga hadlay wax ka qabashada fatahaadaha, COVID19 iyo ayaxa oo kamid ah xaaladaha ugu daran ee xilligaan dhibaatada ku haya dalka.
Kulanka yaa markii uu soo idlaaday waxaa warbaahinta u faahfaahiyay siihayaha xilka wasiirka wasaaradda Gargaar Xukuumada federaalka Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa waxaa uuna sheegay in ay ka soo baxeen kulanka qodoba muhiim ah.
Hoos ka daawo Faahfaahinta siihayaha wasiirka Wasaaradda Gargaarka.
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay ka jawaabidda xaaladaha degdegga ah ee dalka ka jira.Aweys Bashir Abdirahman
Posted by TUSMO TV on Tuesday, 4 August 2020