Wararka

Golaha Wakiillada Puntland oo maanta yeeshay  Fadhigoodii 15-aad ee Kalfadhiga 45-aad.

Golaha Wakiillada ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta yeeshay Fadhigoodii 15-aad ee Kalfadhiga 45-aad kaas oo ay kaga hadleen Xaalada Ceel-daahir iyo Ceeri-gaabo.

Golaha Wakiillada Puntland ayaa dood dheer ka yeeshay Caqabadaha ka jiro Waddada Ceel-daahir_Ceeri-gaabo taas oo ay ugu danbayn isku raaceen loo yeero Wasaaradda Hawlaha Guud, Hay’ada Waddooyinka Puntland ee PHA iyo Guddiga Waddada Ceel-daahir_Ceeri-gaabo, Si xog dheeraada looga helo guud ahaan Dhibaatada ka jirta Waddooyinka Puntland.

Mashruucaan oo ay si mudadawacnimo ah ay iskaaga kaashanayaan shacabka iyo dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa la bilaabay sanadkii 2015-kii waxaana qorshahu yahay in lagu dhiso wadada Ceel-daahir_Ceeri-gaabo waxaana kulanka shir guddoomiyay Abwaan C/rashiid Yuusuf Jibriil oo ah Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland.Image may contain: 2 people, people sitting, people standing and indoorImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 2 people, people smiling, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close