Wararka

Golaha Wakiillada dowlad Goboleedka Puntland oo doortay Hoggaan Cusub.

Waxaa maanta xarunta Golaha wakiilada Puntland ka qabsoontay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland oo ay soo xaadireen 63 xildhibaan.

Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada dowlad Goboleedka Puntland oo gashay laba wareeg ayaa waxaa ugu danbayn tii ku guulasytay Xildhibaan Abwaan Cabdirashiid Yusuf Jibriil oo helay 46 Cod halka  Xildhibaan Cabdijamaal Cismaan Maxamed 17 Cod sida uu ku dhawaaqay Guddoomiye ku xigeen 1-aad ee Golaha wakiillada DPL.

Dhawaan ayay aheed kadib markii codkii kalsoonida lagala laabtay Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiillada dowlad Goboleedka Puntland c/xakiin Maxamed Axmed Dhoobo Dareed kaas oo isaga tagay Magaalada garowe ee xarunta Puntland.Image may contain: 1 personImage may contain: 1 person, sittingImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 6 peopleImage may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: one or more people, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close