Wararka

Golaha shacabka oo markale ka doodaayo Qoondada Haweenka.

Waxaa Goordhaweed furmay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka oo ah kii 5-aad kalfadhiga 7-aad ayaa waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Ajendaha kulanka maanta ayaa ah dhameystirka dooda ku saabsan xeerka qoondada haweenka waxaana kulanka soo xaadiray 143 Xildhibaan.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close