Wararka

Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka.

Golaha Shacabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel mariyay Hindise-Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada DFS.

Hindise-Sharciyeedkan ayaa soo maray la tashiyo kala duwan mudadii laga soo shaqeynayay. Sidoo kale wuxuu soo maray ansixinta heerka koowaad ee Golaha Shacabka iyo Aqalka sare sanadadii 2018 iyo 2019.

Talaabada xigta ayaa ah in Hindise-Sharciyeedkan uu noqdo xeer dhaqan gala marka uu Saxiixo Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo.Image may contain: textImage may contain: 4 people, people sitting and indoorImage may contain: one or more people and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close