Wararka
Golaha Shacabka Ansixiyey Dib U Eegista Ku Noqashada Miisaaniyadda 2020.

Caasimada Muqdisho waxaa Waxa Goor Dhow ka Furmay Kulanka 21-aad Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada federaalak Soomaaliya Uu Shir Guddominayo Guddomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman.
Ajendaha Kulanka Maanta aya ahaa sii Wadida Akhrinta Dib U Eegista Miisaaniyadda 2020 iyo Qeybinta Wax Ka Bedelka Sharciga Lr. 75 Qodobkiisa 10-aad ee Muda Xileedka Guddiga Madax Banaan Ee Xuduudaha Iyo Federalka.
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS Ayaa dood dheer ka dib Ansixiyey Dib U Eegista Ku Noqashada Miisaaniyadda 2020 Waxa Ogalaatay 143 Mudabe Waxaa Diiday 3 Wax Ka Aamusay Majirin.