Wararka
Golaha Aqalka Sare oo baaq ka soo saaray Shirka Dhuusa mareeb lagu wado in uu ka qabsooma.

Guddiga Joogatada Golaha Aqalka Sare ee BFS kulankiisa 3aad ee Kalfadhiga 7aad ayaa lagu qaada dhigay Ajandayaal dhoow ah ,ayada oo baaq laga soo saaray Shirarka loo madlanyahay ee Dhuusamareeb.
Guddiga Joogatada Golaha Aqalka Sare ee ayaa dood dheer oo ay yeesheen ka dib waxaa ay baaq ka soo saareen Shirarka loo madlanyahay ee Dhuusamareeb 3.
Guddiga Joogatada Golaha Aqalka Sare ee BFS Oo Baaq ka soo saarey shirka la filayo in uu ka furmo magalada dhuusa mareeb
Posted by TUSMO TV on Saturday, 15 August 2020