Wararka
Golaha Aqalka Sare BFS oo maanta Akhrinta 2aad galinayo Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowlada
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Xarunta Golaha Aqalka Sare ku yeeshay kulankii 11aad ee kalfadhiga 5aad.
Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya senator Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaana Guddoominaayo kulanka waxaana Ajandihiisu yahay Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowlada.