Wararka

Godomiye ku xigeenka labaad ee BFS oo dhaleel u soo jeedayay wasaaradda Gargaarka Masiibooyinka.

Godomiye ku xigeenka labaad ee golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Mowlid Hussen Guhaad  oo maanta shir jaraa’id warbaahinta ugu qabtay xarunta golaha aqalka sare ayaa dhaliil usoo jeediyey wasarada gargaarka iyo maareynta masiibooyinka XFS.

Guddoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in dowlada ay ka gaabisay dadaalada loogu gurmanaayo dadka ay waxyeelada kasoo gaartay daadadka ku fatahaayo deeganada ay kamid ka yihiin Bardheere iyo Qordho.

Sidoo kale waxaa uu Godomiye ku xigeenka labaad ee golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku eedeeyay dowlada in aysan muddo 9aal cisha ah wax u qaban muwaadiniinta ay dhibatada ku hayso dhaqanta iyo kaneecada roobabka ka dhashay.

Godomiye ku xigeenka labaad ee golaha aqalka sare BFS oo dhaliil usoo jeediyey wasarada gargaarka iyo maareynta masiibooyinka XFS

Godomiye ku xigeenka labaad ee golaha aqalka sare BFS oo dhaliil usoo jeediyey wasarada gargaarka iyo maareynta masiibooyinka XFS

Posted by TUSMO TV on Friday, 1 May 2020

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close