Wararka

Goalha Wasiilada Maamulka KGS Oo Cod Aqlabiyad ah Ku Ansaxiyay Xukuumada Maamulkaasi Oo Dhawaan La Soo Dhisay.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-Gareen Ayaa Maanta Oo Arbaco ah golahiisa Wasiirada Cusub horgeeyo Xildhibaanada Koonfur galbeed si loo ansixiyo.

Kal-fadhiga 7aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa furmay Isniintii la soo dhaafay, waxaana guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye uu xildhibaanada ku war-geliyey in maanta oo Arbaco ah la horkeeni doono Golaha Wasiirada cusub si ay u ansixiyaan.

Mudanayaasha ayaan Codk U Qaaday Golaha Wasiirada Cusub Ee Uu Dhawaan Soo Magaacabay Madaxweynaha Maamulkaasi Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen Waxaan Ugu Dambeyntii Codkii Lo Qaaday Golaha Wasiiradu Ayaa  Noqotay Natiijadu Mid Ay Baarlamaanku Cod Aqalabiyad ah Ku Ansaxiyaan Golaha Wasiirada Cusub

124 mudane ayaa Kulan Xaadi Ahaa Waxa Ogolaatay 123 Mudane 1 Mudane Ayaa Diiday Cidna kama aysan Aamusin.

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close