Wararka

Garoowe oo mar kale laga diiday Lacagta Shilin Soomaaliga ah.

Suuqyada Garoowe, waxaa saaka oo Khamiis ah mar kale laga diiday Lacagta Shilin Soomaaliga ah, kadib markii Ganacsatadu sheegtay in Bankiga dowladda Puntland uu diiday Sarrifka iyo socod-siinta Shilinka.

Dhammaan Goobaha kala duwan ee Ganacsiga Garoowe iyo Dukaannada Xaafadaha ayaa diiday Shilin Soomaaliga, waxaana Cuntada iyo Adeegyada as’aasiga ah lagu iibsanaya Lacagta Dollarka.

Dhawaan ayay aheed markii digreeto ka soo baxday xafiiska  Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulahi Deni lagu mamnuucay in shirkadaha Isgaarsiinta iyi bangiyada maamulkaasi aysan xawili Karin lacag dollar ah oo ka yar 10 Dollar.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close