Wararka
Ganacsiyada farsamooyinka casirga oo Muqdsho ku soo badanaya.

Ganacsiyada farsamooyinka casirga ah ayaa kusoo batay magaalada Muqdsho ee caasimada dalka Soomaaliya, iyadoo mararka qaar aad waddooyinka waaweyn ee casimada aad ku arki kartit farsamayaqaano ku howlan farsamooyinka casirga ah.
Ibrahim Macalim Samow oo horay u ahaa wade moota bajaaj ayaa muqaal baahiyaha Tusmotv ugu warbixiyay sida uu ugu shaqaystay farsamooyinka casirga, waxaa uuna sheegay in ay farsamadaani ka qarash badantahay Moota Bajaajta.
Hoos ka dhamayso Muqaalka iyo warbixintaba:
Ganacsiyada farsamooyinka casirga oo Muqdsho ku soo badanaya,
Ganacsiyada farsamooyinka casirga oo Muqdsho ku soo badanaya,https://youtu.be/RPOY5ZxKdVsYahye Isse SheikhBile Mire Mohamed
Posted by TUSMO TV on Saturday, 15 February 2020