Wararka

Galkacyo oo lagu qabtay kulan looga hadlayo Caqabadaha haysto degmada.

Xarunta Dowladda Hoose Degmada Gaakkacyo waxaa maanta ka dhacay Kulan lagu soo Bandhigay Caqabadaha Haysta Dowlada Hoose ee Degmada Gaalkacyo iyo Talooyin ku aadan sidii looga gudbi lahaa .

Kulan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cabdiraxmaaan Dhabancad, Gudoomiyaha gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur Duqa Degmada Gaalkacyo Saahid Maxamuud Cali Ku xigeenkiisa Xoghayaha Dowlada hoose qaybo kamid ah Agaasime Waaxeedyada Degmada agaasimaha Waaxda Dowladdaha Hoose ee wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL Maxamed Gooje-Cade, iyo Saraakiil ka socotay Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Xildhibaano katirsan Golaha Degaanka degmada Gaalkacyo.

Masuuliyiinta kulanka ka hadlay ayaa sheegay in kulankaani uu sahli doona sidii wax looga qaban lahaa caqabadaha la sheegay in ay hortaagan yihiin horumarka magaalada.Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 2 people, people sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close