Wararka

Faahfaahin ka soo baxayso Qarax qasaare geestay oo ka dhacay dhabarka dembe ee barxada iskaashatooyinka magalada Muqdisho.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaayo Qarax qasaare nafeed gaystay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banadir Salax Cumar Xassan oo warbaahinta u faahfaahiyay qasaaraha ka dhashay qaraxaas ayaa sheegay in uu ku dhintay sarkaag sare oo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliya iyo askari kale oo la socday iyo ruux shacab ah.

Sidoo kale Afhayeenka ayaa sheegay in Qaraxaasi uu ka bad baaday hal askari waxaa uuna carabka ku dhuftay in ay Al-shabaab ay mar kasto ku howlan yihiin sidii ay madaxda iyo masuuliyiinta gawaaridooda ugu xiri la haayeen walxaha Qarxa.

Qarax qasaare geestay oo ka dhacay meel u dhow daarta Hooyooyinka ee Muqdisho.

Qarax qasaare geestay oo ka dhacay dhabarka dembe ee barxada iskaashatooyinka magalada muqdisho Cumar Buule ayaa ka waramayahttps://youtu.be/NOostObRXuw

Posted by TUSMO TV on Thursday, 28 May 2020

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close