Wararka
fAAHFAAHIN KA SOO BAXAYSO QARAX MAANTA KA DHACAY MUQDISHO.

Faah haain dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Xoogan oo saaka ka dhacay Dekada Muqdisho gaar ahaan Laanta ilaalinta Canshuuraha.
Qaraxa oo ahaa gaari walasha qarxa lagasoo buuxiyay ayaa wararka waxa ay sheegayaa in ilaa 5 qof oo askarta dowladda u badan ay ku dhaawac meen Isla markaana wadihii ismiidaamiyaha ahaana uu ku dhintay.
waxaa mararka qaar la maqlayaa Rasaas ka dhaceysa goobta qaraxa uu ka dhacay iyo nawaaxigeeda qasaaruhuna intaa wuu ka badan karaa.
Nala soco si aad u hesho waxii warar dheeraad ah ee ka soo baxa iyo guud ahaanba dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee caalamka.
Booliska somaliya oo sheegay qaraxii saaka ka dhacay laanta ilaalada canshuuraha barriga inay kaga dhawacantay 5 askari.
Posted by TUSMO TV on Saturday, 4 July 2020