Wararka
Faah-faahin ka soo baxayso qarax ka dhacay Xaro Militiri.

Weerar xoogan oo ku bilawday Ismiidaamin Qarax ayaa maanka ka dhacay xarun ciidamada xogga dalka ku leeyihiin caasimada Muqdisho.
Kooxaha Gurmadka dag daga ayaa warbahinta u xaqiijiyay in Qaraxaani ay ku dhinteen ku dhawaad 8 ruux halka afar iyo toban kalena ay ku dhaawacmeen.
Weerarkaan ayaa waxaa masuuliyadiisa sheegtay Al-shabaab.
Sargaal sare oo ka tirsan Ciidanka oo lagu magacaabo Abdullahi Mohamud ayaa sheegay in weerarkaani loo adeegsaday gaari walxaha Qarha laga soo buuxiyay.