Wararka

EHLUSUNA OO DAGAALKII XALAY DHUSAMAREEB KU EEDEYSAY DFS.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska madaxii hore ee xukuumada Galmudug haddana sheegtay in uu yahay Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Dr Sheikh Mohamed Shaakir Ali Hassan Ayaa looga hadlay Xaaladahii ugu Dambeeyay Galmudug Waliba Dagaalkii xalay Ee Dhusamareeb.

War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in ciidamo ka amar qaato dowlada federaalka ay weerar ku soo qaadeen xarunta INJ oo saldhig u ah maamulka Ehlusuna waljameeca waxaa ayna eedeyntaasi ka dib sheegeen in dowlada ugu digayaan qal-qal galinta caasimada Dhuusa-mareeb.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA OO DHAMAYSTIRAN:No photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close