Wararka

Duqa Muqdisho oo kulan gaar ah la qatay Waaxyaha Dakhliyada Dowladda Hoose ee Xamar.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan la qaatay Madaxda Waaxyaha Dakhliyada Dowladda Hoose ee Xamar.

Kulankaan ayaa diirada lagu saaray dardar-gelinta Dakhliyada si kor loogu qaado adeegyada loo haayo shacabka ku dhaqan Magalada Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa saamayn ku yeeshay roobabkii ka da’aayay maalmihii la soo dhafay kuwaas oo gaystay qasaaro isugu jiro bur bur ku yimid waddooyinka iyo dhimasha ay sababeen daadadka roobka.

Maamulka Gobolka ayaana biyo dhaamin ka wado waddooyinka biyaha ay  fariisteen.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close