Wararka
Duqa magaalada Muqdisho oo dhigay xarunta gaadiidka iyo dhulbixinta dowladda hoose ee Xamar.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay xarunta gaadiidka iyo dhulbixinta dowladda hoose ee Xamar.
Xaruntaan uu dhagax dhigay guddoomiyaha Gobolka Banadir ayaan shaqayb kudhawaad muda ku dhow 30-Sano waxaana lagu wadaa in sida ugu dhaqsiinaha badan loo howl-galliyo xaruntaan.
Sidoo kale xarunta gaadiidka iyo dhulbixinta dowladda hoose ee Xamar ayaa waxbadan oo faa’ido ah kusoo kordhin doonta bulshada caasimada ku dhaqan kuwaas oo aan arrag shaqadii ay xaruntaan qaban jirtay Muddada aysan shaqaynin.