Wararka
Duqa Magaalada Muqdisho “COVID-19 ma ahan cudur dadkeyna ka dhex dhashay ee Dibada ayaa nalooga keenay” DAAWO.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Daahfuray Qorshaha Faaya-dhowrka Caafimaad Dowladda Hoose ee Xamar, Bad-Qabka dadka u adeega Bulshada iyo Bixinta Buuga Caafimaad.
Guddoomiyaha oo Daahfuray Qorshaha Faaya-dhowrka Caafimaad Dowladda Hoose ee Xamar ayaa bulshada ku booriyay in ay maamulka kala shaqeeyaan Faaya-dhowrka Caafimaad.
Wasiirka wasaaradda caafimaadka XFS Abdulkadir Mohamed Nur ayaa dhankiisa maamulka gobolka ku amaanay sida ay ugu goantahay ka shaqeynta caafimaadka.