Wararka

Duqa magaalada beledweeyne oo shir jaraaid ku qabatay Xafiiskeeda ayaa shacabka ugu baaqaday ineey kaqeeyb qaataan bilicda magaalada.

Duqa magaalada beledweeyne ayaa shir jaraaid ku qabatay Xafiiskeeda ayaa shacabka ugu baaqaday ineey kaqeeyb qaataan bilicda magaalada.

Nadar Tabax Maalin, Duqa magaalada beledweeyne ayaa sheegtay in nadaafadda ay kamid tahay Imaanka sidaas darteedna ay sharciga la tiigsan doonta cid allaale Ciddaan iska nadiifin guryaha Hortooda.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close