Wararka

Duqa Galkacyo oo Booqasha shaqo ku tagay hismaha xabsiga weyn Ee Galkacyo.

Duqa Dagmada Galkacyo Hersi Yusuf Barre iyo ku xigeenkiis C/raxmaan maxamed axmed Ayaa maanta boqday dhismaha xabsiga weyn Ee Galkacyo oo Dhismihiisu ka sacod duleedka magaalada.

Duqa ayaa Howl wadeenada Shaqada gacanta ku haayo ku Boqaadiyey Sidii ay u dar dar gali lahaayeen dhismaha xabsigaan Madaama Bulshada Galkacyo ay Baahiweyn uaqabaan in lahelo Xabsi Lagu Xareeyo Eedey sanayaash.

Dhismaha Xabsigan ayaa ka mid ah Mashaaricda Hormarineed Ee Laga hirgalinayo Magaalada Gaalkcyo ee dhanka Galmudug.Image may contain: 2 people, people standing, sky, outdoor and natureImage may contain: one or more people, sky, outdoor and natureImage may contain: one or more people, sky and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close