Wararka

Duqa casimada Muqdisho oo dhagax dhigay wadda muhiim ah.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay Wadada Jubada sare oo xiriirisa Isgoosyada Jubba iyo Afarta Jardiino.

Dhagax dhiga ka dib Guddoomiyaha Gobolka ayaa shacabka Degmooyinka Shibis iyo Boondheere kula dardaarmay in ay ka qeyb qaataan Nadiifinta Wadooyinka mara Degmooyinkooda.

Xili ay roobab xoogan ka da’ayaan caasimada dalka taas oo keentay bur burka wadooyinka Qaar ayay ku soo aadaysaa dhagax dhiga uu duqa caasimada sameeyay.Image may contain: 4 people, people standing, people walking and outdoorImage may contain: one or more people, sky, basketball court, tree and outdoorImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 4 people, people standing, people walking and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close