Wararka

Dugsi Sare oo laga dhagax dhigay Dagmada Daayniile.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Ahna ku simha Wasiirka Waxbarashada Cabdi raxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri)iyo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta Siwada jira Dagmada Daayniile ugu dhagax dhigay Dugsi Sare oo Wasaaradda Waxbarashada ugu tala gashay in lagu Horumariyo Waxbarashada Dagmada Daayniile.

Dhagax dhiga Dugsiga Sare ee Dagmada Daayniile ayaa waxaa ka qeyb-galay Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir Cabdi raxmaan Cumar Shiiq Nuur iyo masuuliyiinkale oo ka socday Wasaaradda waxbarashada & Gobalka banaadir.

Wasaaradda Waxbarashada ayaa waddo dadaallo ay dib ugu dhiseyso xaruma waxbarasho oo isugu jiro dugsiyo farsamo iyo kuwa sare.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close