Wararka
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay go’aankii dowlada Kenya ay ku hakisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay go’aankii ay dowladda Kenya ku hakisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi, waxaana ayna ku tilmaamtay inuu yahay go’aan siyaasadeysan.
Hoos ka akhrisoo war-saxaafadeedka dowladda Soomaaliya ka soo baxay: