Wararka

Dowladaha hoose ee Galmudug oo loo furay Tababar ku saabsab maaraynta shaqaalah.

Wasaaradda Arimaha gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowlad goboleedka Galmudug ayaa tababar afar maalin socday u soo xirtay golaha deegaanka degmada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Tababarkaan oo socday muddo afar cisho ah kuna saabsanaa nidaamka maaraynta shaqaalaha Dowladda Hoose ayaa inta uu socday waxaa lagu bartay casharo muhiim ah.
Wasaaradda arimaha gudaha oo ka duulaysa aragtideeda ku aadan tayeeynta awoodaha maamul ee dowladaha hoose ayaa maalmaha soo socda degmooyinka kala duwan ka bilaabi doonta tababaro kor luugu qaadayo aqoonta iyo Tayada Dowladaha Hoose.May be an image of 3 people, people standing and text that says "UN N DP FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA GALMUDUG STATE MINISTRY OF INTERIOR, FEDERAL AND RECONCILIATION TABABARKA MAAREYNTA SHAQAALAHA Ee HA DEEGAANKA DOWLADA HOOSE DEGMADA GA CYO HUMAN RESOURCE MANAGEMENT FOR GOVERNMENT WORKSHOP FOR COUNCIL MEM 'LKAIO. DATE: 11th_ 14th- JUI VENUE: FIVE STAF LOCATION: GALKAIO, GALM"May be an image of 14 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of one or more people, people standing and indoor
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close