Wararka

Dowlada Soomaaliya oo soo saartay amar faraya in dadka ku safraya Baasaboorka Kenyaanka ah laga doonaayo dal ku gal.

Hey,adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa soo saartay amar faraya in dadka ku safraya Baasaboorka Kenyaanka ah ee doonaya in ay soo galaan dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaa looga baahan yahay dal-kugal (VISA) waxayna ka soo qaadan karaan Safaaradaha Soomaaliya ay dibadda ku leedahay.

Sidoo kale muwaadiniinta Kenyaanka ah ee ku safraya Baasaboorka Dublamaasiga ah, waxaa looga baahan yahay in ay ogolaansho ka soo qaataan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Mahadsanidiin.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close