Wararka

Dowlada Soomaaliya Ayaa Qaadacday Shirka Magaalada Nairobi Uga Furmi Lahaa Soomaliya Iyo Soomaaliland.

War Qoraaal Ah Oo lagu Daabaca  Barta Twitter-ka Uu ku leeyahay Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Dr Nuur Diiriye Xersi Ayaa Lagu Sheegay In dowlada Soomaaliya KA qeyb Galaynin Shirka Ka furmaya Dalka Kenya

Qoraalka LAsoo Dhigay Barta Twitter-ka oo Ku qornaa Luqada Ingiliisha ayaa U qornaa Sida Tan

“Dowladda Federaalka Soomaaliya kama qeyb galayso shirka la sheegay inuu Nayroobi ka dhacayo balse waxay xaqiijinaysaa Dowlada Soomaaliya  in ay diyaar u tahay wada hadallo mira dhal ah lala furo Somaliland marka goobta, ajandaha iyo ka qeyb galayaasho lagu heshiiyo”.ayaa Lagu yiri  Qoraal Lagu Daabacay Barta Teitter-ka U Ku Leeyahay Dr Nuur Diiriye Xersi oo ahAgaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close